Caawinaad Haddii aad Uur Leedahay
Waan fahamsanahay in u-barashada nikotiinka uusan iska tagin kaliya sababtoo ah inaad uur leedahay. Taageerideena oo aan xukun lahay waxay kaa caawini kartaa inaad iska joogiso adigoon ku darin walbahaarka haysashada ilmo yar. Markaad barnaamijka kujirto, waxaa lagugu lammaaneeyey haweeney tababare ah oo loo tababaray inay ku caawiso inta aad uurka leedahay.
Hada Waxaa Jirta Sabab Kale oo ay Tahay inaad isugu Dayayso Joojinta
Hada markaad isku dayeyso inaad joojiso tubaakada iyadoo ay ku caawinayaan tababarayaashayada Barnaamijka Uurka, waxaad xaq u yeelan kartaa kaarka hadiyadaha. Kaliya wac 1-800-QUIT-NOW si aad waxbadan u barato.
Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?
Isdiiwaangeli
Ama wac: 1-800-784-8669 si aad isugu diiwaangeliso Af Soomaali.
Ama dhalinyarada da’da yar/dhalinyarada qaangaarka ah ayaa u diri kara qoraalka “Start” lambarka: 36072*
